Details
Fundamentals-of-Virtualization-01-
$15.00 inc. tax
Hormarka casrigaa ee ay hiigsanayso tiknolojiyadu waa virtualization oo runtii laf dhabar u ah data centre oo dhan. Hal computer oo hardware tayo leh wata, oo laga dhex abuuray dhowr computer oo kale (Virtual Machines) ayaa laga wadaa Virtualization. Koorsadaan waxaad kubaranaysaa aas aaska Virtualization ka iyo sida loo isticmaalo Microsoft Hyper-V, VMware Workstation, iyo Oracle VM VirtualBox, oo ah saddexda Tiknolojiyad ee hogaanka uhaysa Desktop Virtualization ka maanta.
Product Code: 404
Product Condition: New
Updating Order Details
Please do not refresh or navigate away from the page!
Customer Reviews
No Reviews Posted Yet - be the first!
write review