Koorsadaan waxaad ku baranee sida saxda ah ee loo isticmaalo Adobe Photoshop CC. Markay kutimaado Graphic Design Adobe Photoshop waa software ka ugu isticmaalka badan dhankaas, Koorsadan Waxaa Dhigaya Abdirizak Hersi oo ah khabiir Ku soo shaqeeyay PhotoShop 16 kii sanoo lasoo dhaafay, Abdirizak Hersi wuxuu kuu Kala dhigdhigayaa tuulasha kala duduwan ee Photoshop CC ay leedahay iyo isticmaalkooda.